Majority of people are loyal to their qabiil I’m loyal to my country! t.co/lE4qgmzUVu

- 51 réponses
- 56 partages
- 570 j'aime
- 13 436 vues
Majority of people are loyal to their qabiil I’m loyal to my country! t.co/lE4qgmzUVu

Qofkastoo Soomaali ah waxaa saaran laba waajib oo kala ah: 1- Difaaca Jamhuuriyadda. 2- Difaaca Degaanka uu ka soo jeedo oo Gardarada u diido dadkiisa kuna taageerin inay gardaro u geeystaan dadkaloo Soomaaliyeed. Mushkiladda na haaysataa waxay tahay iskuguma heelino gardaradda, dadkeena waa inay gaaraan in dulmiga laga soo hor-jeesto ama indhaha laga eegan walaal kale Soomaaliyeed la dulminaayo. Maxaa hogaanka dowladnimadda umadda Soomaaliyeed ku goobay laba qolo? Waa inuu dalkaan gaaraa YAA MUDAN oo uu ka gudbaa YAA TAHAY. Midaas ayaa Soomaalinimo keeni karta.